Mashruuc lagu caawinayay danyarta oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Waajid

0
69

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa lagu qabtey Munaasabadan oo lagusoo gabagabeynayey Mashruuc lagu caawinayay dadka danta yar ee ku nool deegaanada iyo degmooyinka gobolkaaasi .

Mashuurcaan oo ay fulineeysay Hay,adda ACF ayaa ka koobnaa bixinta deeqo lacageed,agab loogu tala galay in looga shaqeeyo nadaafadda ,hergelinta Musqulo iyo Ceelal.

Waxaa soo jeedineya:liibaan maxamad cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here