Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasbaddan oo lagu abaalmarinayay ardayda kaalmaha hore ka gashay tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo Bishii Ramadaan lagu qabtay magaalada Cadaado.
Tartankan waxaa ka qayb-galay ku dhowaad boqol arday oo ka kala yimid degmooyinka Galmudug qaarkooda.
Warkan waxaa soo jeedinayaa: Abdidahir Garad Ali