Dab qasaare hantiyeed gaystay oo ka kacay xaafado ka tirsan degmada Hodon

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dabkaan oo qasaare hantiyeed gaystay ayaa ka kacay xaafado u dhow isbitaalka Soomaali Suudaanees ee degmada Hodan gobolka Banaadir, waxaana uu dabkaan qabsaday dhismayaal isugu jira xaafado iyo goobo ganacsi.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here