Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkii toddobaadlaha ahaa ee maamulka degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta degmada iyo xalinta dhibaatooyinka bulshada.
Qorshayaal cusub oo ku saabsan adeegyada bulshada sida nadaafada magaalada furista wadooyinka xiran iyo dib u soo celinta bilicda magaalada caabudwaaq kashaqaynta dhaqaalaha degmada ayaa sidoo kale laga wada hadlay.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi