Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddiga gurmadka abaaraha degmada Cadaado ayaa waxaa kulan la qaateen qaar kamid ah golaha wasiirrada maamulka Galmudug uu kamid yahay wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac oo ah guddoomiyaha guddiga abaaraha heer dowlad-goboleed.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama