Wasiir-dowlaha Arimaha gudaha Galmudug oo kormeeray Xarunta hay’dda NIIRA ee Cadaado

0
74

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug, Cumar Maxamed Diiriye, iyo Guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado, Cabdixakiin Maxamed Cali (Shilin), ayaa kormeer ku tagay xarunta NIRA ee Cadaado.
Kormeerka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta habsami u socodka shaqada bixinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here