Kulan looga hadlayey ka hortagga cadaalad daradda oo lagu qabtay Kismaayo

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaladda Jubbaland ayaa xaafadda New Kismaayo ku qabatay kulan wacyi galin ah oo ku saabsan ka hortagga cadaalad darada iyo xalinta khilaafaadka taasi oo loo xilsaaray gudi gaar ah oo ka shaqeeya.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay bulashada xaafada new kismayo ururada bulashada odyaasha dhaqanka iyo masuulin kamid ah Wasaaradda Cadaaladda maamulka Jubbaland.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here