Shir hordhac u ah mashruuca UGBAAD oo laga dahfuray dhuusamreeb.

0
72

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda deegaanka isbadelka Cimilada galiyo hormarinta reer miyiga galmudug ayaa magalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug ka dahfuray wejiga hordhaca u ah mashruuca UGBAAD oo diiradda saarayo u-adkeysiga isbadelka Cimilada iyo hormarinta ilaha nolosha reer miyiga.
Shirka hordhaca u ah Mashruuca UGBAAD ayaa waxa ka soo qeebgalay dahfurkii masuuliyiin ka socday wasaraddaha deeganka
,biyaha ,beeraha ,xoolaha iyo masuuliin ka socday ha,yadda dhanka gargaar ka tageera galmudug.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here