Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay degmada Wadajir.

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Wadajir ayaa kulan la qaatay sarakiisha laamaha Amniga, kaasi oo looga hadlay dar-dargelinta Amniga Degmada wadajir ee gobolka Banaadir

Kulankan oo ay ka qeybgaleen maamulka degmada, laamaha amniga iyo bulshada qeybahooda Kala duwan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here