Shir looga hadlayey wadashaqeynta hay’addaha iyo arrimaha maareeynta gargaarka oo lagu qabtay Galkacyo.

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shir ay soo agaasintay wasaaradda gargaarka iyo maareeynta masiibooyinka dowladda Galmudug isla markaana ah mid lagu xoojinayo isku xirka wadashaqeynta hay’addaha iyo arrimaha maareeynta masiibooyinka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Shirka ayaa waxa ka soo qeebgalay maamuladda magaalooyin Hobyo iyo Galkacyo, masuuliyiin ka socday Hay’adda gargaarka shaqeeya iyo marti sharaf kale.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here