Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Beeraha XFS, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka iibsan doonto dalagyada bariiska ee ay beertaan muwaadiniinta.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshe lagu dhiirrigelinayo wax-soo-saarka gudaha iyo yareynta ku-tiirsanaanta cuntooyinka dibadda laga keeno.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor