Waxgaradka deegaanka Laancadaad ee gobolka Hiiraan oo codsaday in wax laga qabto isbaarooyin yaalla deegaankaas

0
23

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxgaradka deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan oo uu kamid yahay deegaanka Laancadaad ee gobolka Hiiraan ayaa qaar kamid ah waxgaradka kasoo jeeda oo warbaahinta la hadlay waxay cabasho ka muujiyeen isbaarooyin ay sheegeen in ay yaallaan deegaanka Laancadaad.

Waxgaradkan ayaa cabashadooda u jeediyay maamulka Hirshabeelle, kan gobolka Hiiraan, Galmudug iyo guud ahaan bulshada deegaanka kasoo jeedda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here