Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ololaha Biyo-Dhaaminta Abaaraha ayaa laga dahfuray magalada dhuusamAreeb ee caasimadda Galmudug.
Shabakada Ururada aan Dowliga ahayn ee Galmudug oo kaashaneysa Ha’adda Mataan Somali Development ayaa bilaawday ololaha biyo dhaaminta abaaraha ee deegaanada miyiga ah.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Ahmed Mohamed Jama