kulanka wadatashiga istiraatijiyada dib u heshiisiinta maamulka Gobolka Banaadir oo ka furmay magaalada Muqdisho

0
86

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-kulanka wadatashiga istiraatijiyada dib u heshiisiinta maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho
Kulan ayaa waxa uu mid diirada lagu sarayay nidamka istiratijiyada gobolka banadir iyo u diyaar garawga dorasho qof iyo cod ah iyo bulshada soomaliyeed uga qaybqadato dorasho qof iyo cod ah kaline ugu yelato amanka dalka ugu horeyn waxaa ka soo qaybgalay kulanka ururda bulshada rayid iyo gudomiye ku xigenka amniga iyo siyaasadda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here