Isbitaal loogu tagalay dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo laga Furay Mugdisho

0
16

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xarunta isbitaal weyn oo loogu talagalay dadka baahiyaha gaarka ah qaba Ayaa laga furay degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Isbitaalkan oo ay hirgeligelitiisa uu qeyb ka yahay muwaadin ku dhashay dalka Kuwait ayaa lagu wadaa in lagu dhamaystiro adeegyada ay u baahanyihin dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Waxaa soo jeedineya:  Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here