Kullan looga hadlay kaalinta qoyska ee nabad dhiska iyo midnimada Bulshada oo lagu qabtayMuqdisho.

0
28

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankan waxaa ka qaybgalay haweenka waxbartay iyo hooyooyin waxaana diiradda lagu saaray sida haweenka Soomaaliyeed ay uga qayb-qaadan lahaayeen nabad dhiska iyo ka shaqaynta midaynta Bulshada.

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha islaamka DFS ayaa soo qabanqaabisay kulankan oo kamid ah shirarka lagu xoojinayo isku xirka Bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here