Ganacsatada Yar yar ee degmada Buuhoodle Oo Maalgelin ganacsi Loo Sameeyey

0
55

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bangiga Amal Xaruntiisa Buuhoodle ayaa daahfuray barnaamij ganacsatada yaryar loogu faa’iideynayo, kaas oo aan wax faa’iido ah (dulsaar) lagu darin.
Maamulka shirkadda Amal ayaa sheegay in ujeeddadoodu tahay in ay dhalinyarada ka taageeraan hirgelinta fikradahooda ganacsi, iyadoo loo marayo maalgelin toos ah. Sidoo kale, maamulka ayaa tilmaamay shuruudaha laga doonayo qofka doonaya in uu ka faa’iideysto barnaamijkan, si lacagta loo siiyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here