Haweenka Gobolka Mudug oo mar kale nabad ugu baaqay bulshada gobolkaas

0
52

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaar kamid haweenka gobolka mudug oo ka qaybgalayay munaasabad looga hadlayayay wacyigelinta nabadda gobolka Mudug.

Haweenka hormuudka u ah ka shaqaynta nabadda gobolka Mudug ayaa goobta ka hadlay qaarkood ayaana suugaan ku cabbiray aragtidooda ku aaddan in la joojiyo dagaal beeleedka kusoo laalaabtay gobolka Mudug.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here