Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo faydhowrka ayaa Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka bay wax uuna uga hadlay Arrimaha Nadaafada iyo Caafimaadka ayaa Bulshada ku booriyey inay ka feejignaadaan Roobabka dabeylaha wata oo saameyn ku yeelan bulshada isla markaana loo bahanyaha in sara loo qaado nadaafada.
Dhanka kale Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo faydhowrka ayaa bulshada Magaalada Baydhabo uga digey in qashinka lagu daadiyo goobaha Biyo mareenadda ah
Si looga dheerado halis caafimad darro.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf