Madaxwaynaha JFS oo hadal ka jeediyay madasha Antaaliya ee dalka Turkiga

0
11

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mudane Xasan Sheikh Maxamuud Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dalka turiga uga qayb-galaya madasha diblomaasiyadda Antaaliya oo uu soo qabanqaabiyay dalka Turkiga ayaa halkaas hadal ka jeediyay.

Madashaan oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyaal kala duwan ayaa madaxwaynuhu uga jawaabay su’aalo laga waydiiyay xaaladda dalka. Madaxwaynaha ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu kasoo kabtay dowlad la’aantii isla markaana dalka laga hirgeliyay mashaariic horumarineed oo muhiim ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here