Guddiga Doorashooyinka oo Ku dhawaaqay waqtiga Diiwaangelinta gobolka Banaadir

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ku dhawaaqay in Talaadada soo socota laga bilaabayo gobolka Banaadir diiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in diyaar garowgii ugu dambeeyay la dhameystiray, isla markaana la rajeynayo in bulshada si wanaagsan uga qeyb qaadato diiwaangelinta.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here