Dhalinyarada magaalada Dhuusamareeb oo lagu baaqay barashada xirfadaha gacanta

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ardeyda  wax ka abarata Iskuulka Royal Professional Academy xarunta ee magalada dhuusamreeb casimada ayaa dhalinyarada magaalada Dhuusamareeb ugu baaqay inay ka qeyb qaataan barashada xirfadaha gacanta si ay u helaan fursado shaqo iyo horumarinta naftooda.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here