Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Gobolka Banaadir oo diyaar garow xoog leh ugu jira xili roobaadka Guga ayaa Biya bixin ka sameeyay Warta Sigaale ee degmada Hodan,
Biya bixintan ayaa la sameeyey degmooyin badan oo ka tirsan gobolka Banaadir.
Hamdi Dirie Ali ayaa warkan faah faahinaysa.