Guddoomiyaha SoDMA oo Laascaanood kulan kula yeeshay Wasiirka Gargaarka SSC Khaatumo

0
18

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta musiibooyinka qaranka Maxamud Macallin Cabdulle oo qayb ka ah safarka Raysul Wasaaraha Xukuumadda ee ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo ayaa waxaa uu kulan la yeeshay wasiirka wasaaradda gargaarka maamulka SCC Khaatumo.

Guddoomiyaha ayaa ugu horrayn waxaa uu warbixin la dhagaystay wasiirka iyo masuuliyiinta kale ee wasaaradda kuwaas uu kula kulmay Laascaanood.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdidahir Garad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here