Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bishaaro Abuubakar oo kamid ah Haweenka ku nool magaalada Baldweyne ayaa sameeysatay fursad ganacsi oo ay ku maareeyso nolol maalmeedka qoyskeeda iyadoo ka Ganacsato hilibka sagaarada.
sagaarada ay iibiso ayaa waxaa ukeeno dhallinyaro kasoo ugaarato miiga waxaana aay ka sii iibsataa bulshada.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohmaed