Saldhigyo boolis oo laga hirgeliyay deegaano hoostaga Degmada Balanballe

0
21

Deegaanada Baliboorre ,kaxandhaale iyo Turbi oo dhamatood hoostaga degmada Balanball ee gobolka Galgaduud ayaa laga hirgeliyay Saldhigyo Booliis kuwaas oo ka qeyb qaadanaya amni deegaanka ito yareynta colaadaha dadka deegaanka madaamada la helayo saldhiyo ay ku howlgalaan ciidamada amniga,

Dadka deeganadas oo warbaahinta la hadlayaa u mahadceliyay Musharax Madaxwayne Galmudug Mahad Maxamed Salaad oo dadka degaanka ka caawiyay In ay helaan saldhigyadan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here