Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)Deegaanka Masegawaay ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa si rasmi ah looga dhagax dhigay mashruuc hormarineed oo muhiim u ah bulshada deegaankaas. Dhalinyarada deegaanka oo isku duuban ayaa bilaabay dhismaha taalo astaan u noqon doonta deegaanka Masagaway, taas oo calaamad u noqonaysa midnimada, wadajirka iyo horumarka bulshada deegaanka.
Warkaan waxaa soo jeedinayaa: Abdullahi Adulkadir Nor