barakacayaal dib u dajin loogu sameyay Baladweyne

0
16

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-In ka badan 80 qoys oo ka soo barakacay deegaanada iyo tuulooyinka hoos yimaado magaalada Baladweyne ayaa dib u dajin loogu sameeyay kaamka wiiro wiiro ee xaafada koshin

Qoysaskaan ayaa waxaa sameeyay abarahii dalka ka dhacay kuwasoo ku soo xoolo beelay.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here