Roobka ka ka da’ayey Dhuusamareeb oo saamayn ku yeeshay isku socodka Gaadiidka iyo Dadka

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug maamulka Galmudug ayaa waxa ay wajahaysaa saamayn xoogan oo ka dhalatay roobka maalmihii lasoodhaafay ka da;ay kaasoo saameeyay isku socodka bulshada iyo gaadiidka magaalada Dhuusamareeb.

Biyaha ayaa xiray qaar kamid ah waddooyinka waawayn ee magaalada, gaadiidleeyda ayaana maamulka ka codsaday in ay wax kaqabtaan caqabadaha soo wajahay bulshada magaalada Dhuusamareeb.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here