Bulshada degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud oo bilaabay tacbashada Beeraha.

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xilli inta badan dalka uu ka do’ay roobka guga ayaa qaar ka mid ah bulshada degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud waxaa ay billaabeen tacbashada Beeraha si’ay uga faa’iidaystaan xilliga roobka.

Ciise Maxamuud Jiirow oo ka mid ah dadka beeraha ka hirgaliyey degmada Baxdo ee gobalka galgaduud ayaa wasaradda beeraha iyo waraabka galmudug ka codsaday agabka beeraha si sara loogu qaado wax soo saarka beeraha.

Warkaan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here