Ganacsato reer Galmuduga oo dhismaha Dekedda Hobyo u tagay degmadaaas

0
40

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Hobyo waxaa maanta gaaray ganacsato reer Galmudug ah oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibaddiisa, iyaga oo u kuur galaya fursadaha mashruuca dekedda Hobyo oo dhismihiisu dhowaan bilaabanayo. Mas’uuliyiinta degmada iyo bulshada ayaa si diirran usoo dhaweeyay, iyadoo la filayo in shirar lagu dardar-gelinayo maalgashiga iyo horumarinta Hobyo la qabto maalmaha soo socda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here