Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay 15 Carruur ah oo qaliimo guuleystay maqal soo celin ah loogu soo sameeyay isbital ku yaala dalka Kenya,
Caruurtan da,doodu u dhaxeyso 3 illaa 6 jir ayaa dhegaha loogu xiray qalab u saamabaxays in ay wax maqlaan.
Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali