Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladdaha hoose iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa Gaalkacyo qaar ka mid ah bulshada magaaladas ugu soo xirtay tababar la xiriira maareeynta khilaafaadka iyo la qabsiga isbedelka cimilada.
Tababarka ayaa intii uu socday waxa diradda lagu sarayay sidii bulshadu uga qeebqaadan laheed joojinta Coladaha ku soo laalabta gobalka Mudug.
warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulkadir Yusuf