Bulshada deegaanka Wara-dhuumaleh oo iskutashi bulsho ku dhisanaya xarunta maamulka deegaankaas

0
18

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada deegaanka Wara-dhuumaleh ee degmada Maxaas ayaa isku tashtay dhismaha xarunta maamulka deegaanka, iyagoo ku baaqay in laga garab siiyo dib u soo celinta adeegyada bulshada.
Ololahan iskutashi ayaa waxaa hormuud u ah waxgaradka, dhalinyarada iyo haweenka deegaanka, kuwaasoo doonaya in ay dib u soo celiyaan adeegyada caafimaadka, waxbarashada iyo amniga.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here