Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daahfuray Shirweeynaha Maalgalinta Caafimaadka

0
18

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Ilyas Osman Lugatoor ayaa maanta magaalada Garowe ka daahfurtay Shirweeynaha Maalgalinta Caafimaadka taasi oo diyaarisay Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

Munaasabada lagu daahfurayey Shirweynahaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro ,Hay’adaha Dowladaha Puntland,Wakiillada ka socda Hay’adaha Caalamiga ee arrimaha Caafimaadka, Ganacsato , Qurbo Joog iyo Bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here