Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Saldhigga booliiska degmada Cadaado ayaa lagu qabtay shir muhiim ah oo looga hadlayay xoojinta amniga degmada Cadaado iyo deegaanada hoos yimaada, iyadoo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Galmudug, maamulka gobolka iyo degmada, laamaha amniga, iyo bulshada deegaanka.
Warkaan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf