Shirka Wadatashiga Qaran ee Qiimeynta Waxbarashada dalka oo Muqdisho Lagu Soo Xiray.

0
15

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray madal looga tashanayo qiimeynta waxbarashada qaranka.

Shirkan oo socday muddo laba maalmood ah ayaa ujeedkiisu ahaa Soo bandhigista iyo lafagurka saddex maaddo oo kala ah Tarbiyo, Chemistry, iyo Af-Ingiriisi.

warkaan waxaa soo jeedinaysa: Xamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here