Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya. Shirkan oo muhiim u ah isku xirka hay’adaha samafalka iyo dowladda, ayaa looga hadlayaa xoojinta howlaha bani’aadannimo iyo wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor