Tababar ku saabsan xalinta khilaafadka oo Lagu qabtay Dhoobley.

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha dastuurka dowlada jubbaland ayaa dagmada dhoobley ee gobalka jubada hoose ka daahfuray tababar laxariira Wadahadalka Nabdoon.

Tababarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Degmada, Odayaasha Dhaqanka, iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

warkaan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here