Agabka Kalluumeysiga oo lagu wareejiyey kalluumeysatada degmada Hobyo.

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Qadar Charity ayaa agabka Kalluumeysiga ku wareejisay
Qaar ka mid ah kalluumeysatada magaalada Hobyo ee gobalka Mudug
Agabka Kalluumeysiga ayaa ah mid loogu tala galay soo saarista kalluunka si ay uga faa,ideystaan kheyraadka badda bulshada ku nool degmada Hobyo ee gobalka Mudug.

Gudoomiyaha degmada Hobyo ee gobalka Mudug Cismaan Ahmed Cabdulle ayaa hay’adda Qadar Charity uga mahadceliya agabka ay gaarsiiyeen Kalluumeysatada degmada Hobyo ee gobalka Mudug.

warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here