Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo xirtay Todobaadka Wacyigelinta Ka Hortagga Isticmaalka Bacaha, munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah dhalinyaradii ka qayb qaadatay todobaadka wacyigelinta, ayaa ka hadlay doorka dhalinyarada ee ilaalinta deegaanka iyo baahida loo qabo in laga weecdo isticmaalka bacaha-caagga ah.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed