Shir looga hadlayay is dhexgalka hay’adaha ka shaqeeya arrimaha deegaanka oo lagu qabtay Muqdisho

0
31

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda deegaanka iyo bedalka Cimiladda XFS ayaa magalada Muqdisho ee casimada dalka ku qabatay shir looga hadlayay isdhexgalka hay’adaha ka shaqeeya arrimaha deegaanka iyo wasaraddaha deegaanka heer Federerka iyo heer dowlad goboleed.

Waxaa shirka goob joog ahaa masuuliyiin ka socday wasaraadda deegaanka iyo Isbedalka Cimilada dowlad goboleedyadyada dalka, Dowladda Federerka iyo Xubno ka socday hay’adaha arrimaha deegaanka ka shaqeeya.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here