Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Agaasimaha Caafimaadka Hay’adda SoDMA, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa Isbitaalka Ciidanka Xoogga dalka ku wareejiyay daawooyinka gargaarka degdegga ah iyo gaari Aambalaas ah oo loogu tala-galay in loogu adeeego ciidanka qaranka.
Warkaan waxaa soo jeedineysa: .Hamdi Dirie