Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo loo dabbaal-degayo xuska maalinta caalamiga ah ee la wayneeyo barashada gabdhaha ee ICT-ga ayaa munaasabad arrintaas ku saabsan waxaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka.
Hay’adda isgaarsiinta qaranka ayaa soo qaban-qaabisay munaasabaddan oo ay ka qayb-galeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali