Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Anagoo xushmad u hayna baahida shacabka Soomaaliyeed, shaqaalaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa si isxilqaan ah u soo iibiyay gaari xamuul ah oo loogu talagalay qaadista gargaarka, daawooyinka, iyo agabka nolosha lagu badbaadinayo.
Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay xarunta dhexe ee SoDMA, halkaas oo Guddoomiyaha Hay’adda, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, si rasmi ah loogu wareejiyay gaariga.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed