Tababar Gaalkacyo Loogu Furay Maamullada Gelinsoor iyo Dhabbad.

0
12

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gaalkacyo, Mudug – Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Galmudug, oo kaashaneysa hay’adda CBD, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo tababar u furtay maamulada degmooyinka Gelinsoor iyo Dhabbad.

Tababarkan oo diiradda lagu saarayo xoojinta maamulka degmooyinka iyo horumarinta adeegyada bulshada, waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, maamulka degmada Gaalkacyo, iyo maamulka labada degmo ee Gelinsoor iyo Dhabbad.

Warkaan waxaa soo jeedineysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here