Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda HUB iyo wasaaradda dhalinyarada, Ciyaaraha, Shaqada iyo shaqaalaha ayaa magaalada Laascaanood ee Xarunta maamulka SSC Khaatumo maanta ka daahfuray tababbar kusaabsan caafimaadka Maskaxda.
Tababbarkan oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo wacyigelinta dhalinyarada ayaa furitaankiisa waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan wasiirada Maamulka SSC Khaatumo.
Abdidahir Garad Ali ayaa warkan soo jeedinaya.