Deeq daawo ah oo logu wareejiyay Isbitaalka Xoogga

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xildhibaanada ku midaysan Urur Siyaasadeedka Cagaaran ayaa maanta si rasmi ah deeq daawo ah ugu wareejiyay maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si ay gacan uga geystaan daryeelka caafimaad ee ciidamada qaranka ee ku jira dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta.

Munaasabadda wareejinta deeqdan ayaa ka dhacday xarunta Isbitaalka Xoogga Dalka, waxaana ka qeyb galay xubno ka tirsan Baarlamaanka, saraakiil ciidan, iyo maamulka sare ee isbitaalka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here