Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ku qabatay shirka hordhaca ee hanaanka wada-shaqeynta tiirarka Qorshaha Isbeddelka Qaranka.
Waxaa ka qayb-galay masuuliyiin kala duwan iyo wasiirka wasaaradda qorshaynta DFS.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali