Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ka furtay ololaha Todobaadka Wacyigelinta Tallaalka.

0
10

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Mohamed Xuseen ayaa  si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho ololaha Todobaadka Caalamiga ah ee Wacyigelinta Tallaalka.

Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, wakiillo ka socda hay’adaha caalamiga ah ee caafimaadka, iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ah.

Abdullahi Abdulkadir Nor ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here